Shirka Golaha Wasiirada ee DFKM oo lagu dhisay gudiyo (Warsaxaafadeed)
(May 3, 2012)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaa
Wariye Farxaan Jeemis oo saaka Lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(May 3, 2012)
Gaalkacyo:-Alle ha u naxariistee waxaa saaka lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wariye Farxaan Jeemis Cabdulle oo ay xalay kooxo hubeysan ay ku dileen magaalada Gaalkacyo xili uu
Ciidanka dalka Kenya oo Madaafiic ku duqeeyey duleedka Qooqaani
(May 3, 2012)
Kismaayo:-Ciidanka dalka Kenya iyo ciidamo soomaali ah oo ay gacan siinayaan ayaa xalay madaafiic ku garaacay duleedka degaanka Qooqaani ee Gobolka Jubada hoose iyadoo wararka ka soo baxay duqeyntaas