Ceelka Shabeel1 ee Dooxada Dharoor oo shidaal laga hellay
(May 14, 2012)
War-saxaafadeed uu soo saaray agaasimaha  shirkada lagu magacaabo Australian Securities Exchange Limited ayaa waxaa uu cadeeyey in uu ku faraxsan yahay in uu sheego in  shirkada Puntlland ka qodays
Wasiirka amniga ee Gal-mudug Abshir Diini oo sheegay in degaano ka tirsan maamulkoodu ay soo galeen Al-shabaab
(May 14, 2012)
Gaalkacyo:-Wasiirka amniga ee maamulka Gal-mudug Abshir Diini Cawaale oo maanta la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay soo galeen degaano uu ka talinayey m
Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo uu u dhoofay Maraykanka
(May 14, 2012)
Nairobi:-Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya isagoo ku sii jeeda dalka Maraykanka oo uu ka furmi doono shir
Ururka Al-shabaab oo soo bandhigay sarkaal ka tirsan ciidamada dalka Burundi oo ay dileen(Masawiro)
(May 14, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay  dileen saraalkii madaxada u ahaa ciidamada Burundi ee dagaalka ka waday degmada Dayniile, kaddib markii ay weerar qorsheysan ku qaadeen  Talaadadii
Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Idirs uu kaga hadlay Dustuurka DFKM
(May 14, 2012)
Columbus:-Sheekh Maxamed Idirs Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwo ku jooga dalka Mareykanka ayaa waxaa uu Khudbadii Jimcaha uga hadlay Qiimaha Sharecada Islaamka iyo Fasaadka Da
Wasiirka beeraha DFKM Maxamed Sh.Xassan DFKM oo maanta la dhaariyey (masawiro)
(May 14, 2012)
Muqdisho, Munaasab maanta lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ahna Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya  isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuli yi
Dagaal xalay ka dhacay degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose
(May 14, 2012)
Waxaa xalay ka dhacay degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose  iska horimaad hubaysan oo u dhexeeya ciidanka dalka Kenaya oo gacan siinbaya ciidamo Soomaali ah iyo ciidanka ururka Al-shabaab oo iya
Darsigii 1- 8aad ee Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad.(Daawo)
(May 14, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta mar kale idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalal ka soomaal
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo u tacsiyeeynaysa Allaha u naxariistee Xaaji Ibraahim Uunlaaye
(May 14, 2012)
Leicester:-Dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba kadib geeridii ku timid