Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan oo Suldaan Cusub caleemasaartay
(May 11, 2012)
Boosaaso:-Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan ayaa Suldaan cusub caleemo saartay kaas oo noqon doona Suldaanka saddexaad ee Beesha soo mara.Munaasabad lagu caleemo saarayay Suldaan Yuusuf Axmed Saalax ay
Darsigiii xalay ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Suufiyada Qeybtii Labaad (Daawo)
(May 11, 2012)
Norway:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa caawa halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada oo ka hadlayey taariikhda xarakaadka iyo Madaahibta waxaana uu caawa uu sii faahfaahiyey Sheekh Dr.Cali Maxame
Wasiirka Dastuurka ee DFKM oo ka hadlay cabashada ka soo yeertay Puntland (Dhageyso)
(May 11, 2012)
Muqdisho:-Wasiirka  Dastuurka iyo dib u heshiisiinta ee DFKM ayaa caawa markii ugu horeysay ka hadlay cabashada ka soo yeertay dowlada Puntland ka dib markii uu warqad qoraal ah ay Puntland u gudbisa
Dowlada Puntland oo diiday dastuurka qabyo qoraalka ee DFKM (Dhageyso)
(May 11, 2012)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole  ayaa waxaa lagu diiday Dastuurka qabyo qoraalka ee DFKM waxaana warsaxaafadeedka uu si cad
Ciidamada DFKM oo howlgalo ka wada magaalada Muqdisho maalintii Labaad
(May 11, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada DFKM ayaa maanta mar kale waxay hawlgallo ka bilaabeen magaalada Muqdisho iyaga oo xiray waddada isku xirta Igoysyada Soope iyo Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho waxaana ay b