Xukuumadda Soomaaliya Maxay Qabatay? Iyo Caqabadaha Hortaagan
(May 2, 2012)
Haya’adda kaliya ee la qiimayn karo waxa ay qabatay iyo caqabadaha soo foodsaaray waa xukuumadda (Ra’isul wasaaraha iyo wasiirada Soomaaliyeed) .Waqtiyadaan dambe waxaa isa soo taraya in xukuumada
Wariye Farxaan Jeemis Cabdulle oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo .
(May 2, 2012)
Gaalkacyo:-Kooxo hubaysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa caawa ku dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wariye Farxaan Jeemis Cabdulle oo ka mid ah Saxafiyiinta Magaalada Gaalkacyo ee ka
Taliyaha cusub ee ciidanka AMISOM Gen Andrew Gutti oo maanta xilka la wareegay
(May 2, 2012)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska ciidanka AMISOM ayaa si rasmi ah u shaaciyey in taliyaha cusub ee AMISOM uu yahay Gen Andrew Gutti kaas oo xilka kala wareegay  Gen Fred Mugish
Darsigii 5aad ee Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo Video)
(May 2, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta mar kale idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaali
Dhaawacyadii Qaraxii shalay ka dhacay Dhuusamareeb oo loo qaaday Itoobiya
(May 2, 2012)
Guriceel:-Waxaa saaka loo qaaday qaar ka mid ah dhaawacyadii qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgadúud dalka Itoobiya waxaana Diyaaradu ay ka qaaday ma