Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr C/weli Gaas oo gaaray Addis Ababa kulana muhiim ahna la qaatay beesha caalamka
(May 20, 2012)
Ra'iisul Wasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Addis Ababa, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey, Ra'iisul Wasaaraha ayaa isla maanta kulamo muhiim a
Muxaadaradii 4aad Manhajka Salafka ee Nusuusta waciidka Habeenkii 4aaad Sh Shible (Dhamaad)
(May 20, 2012)
Nairobi:-Waxaa caawa si Live uga baxay Radio Halgan muxaadaro lagu qabanayo Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi muxaadarada waxaa jeedin doona Sheekh Maxamuud Shible waxaana uu muxaadaraadkiisa t
Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed oo u baqoolay magaalada Addis Ababa
(May 20, 2012)
Addis Ababa:- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa  u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya halkaas oo maalinta birito ah uu ka dhici doono shir ay is
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Gaas oo u ambabaxay Adis Ababa.
(May 20, 2012)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaa