Maxkamada Ciidamada Militariga Somaliland oo xukun ku riday 22qof(Dhageyso)
(May 16, 2012)
Hargeysa:-Maxkamada Ciidamada Militariga Somaliland ee magaalada hargeisa ayaa maanta Xukuno Dil toogasho iyo Xabsi daayin iskugu jira ku riday  22 qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen dad Shacib h
Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay golaha arimaha dibadda ee dalka India(Masawiro)
(May 16, 2012)
India:-Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay golaha arimaha dibadda dalka India. Madaxweynaha Puntland ayaa socdaalkiisa waxaa ku we
Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka jira degaanka Xayo ee Gobolka Jubada Hoose
(May 16, 2012)
Kismaayo:-Waxaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan degaanka Qooqaani ee Gobolka Jubada Hoose ka dib markii ciidamo huwan ah oo ka kooban Ciidanka dalka Kenya iyo kuwa Raas kaambooni ay  u soo d
Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif oo xarunta Qaramada Midoobay saxaafada kula hadley (Daawo Video)
(May 16, 2012)
Waxaa si rasmi ah uga furmay Magaalada New York ee dalka Mareykanka  shir  gaar ah oo Qaramada midoobay ay uga hadlayeen xaalada dalka Soomaaliya shirkaaas o ay ka qayb galeen Wafdi uu hogaaminayaye