Ciidanka Nabadsugidda ee DFKM oo sheegay in ay qabteen walxaha qarxa
(May 13, 2012)
Hay’adda Nabadsugidda ee DFKM ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay wiil dhalinyaro ah oo sitay walxaha qarxa waxaana laga soo qabtay wiilka ay soo bandhigeen ciidanka Nabadsugida ee DFKM  Ex-Con
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Rai’sul Wasaare-xigeenka Ethiopia, ka dibna u dhoofay dalka India
(May 13, 2012)
Addis Ababa:Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta [Axad] ka dagay magaalada New Delhi ee xarunta dalka India ka dib markii uu kulan
Raisulwasaare Gaas oo maanta booqday Madasha uu ka Socdo Shirka Odayaasha Dhaqanka
(May 13, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday goobta uu shirka uga soconayo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaa oo looga fadhiyo iney soo