Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)
(May 17, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak
Banaanbax rabshado wata oo saaka ka dhacay Magaalada Hargeysa
(May 17, 2012)
Hargeysa:-Waxaa saaka ka dhacay Xaafada New-Hargeysa ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa Dibadbaxyo rabshado wata oo ay dhigayeen dad shacab ah oo ka caraysanaa xukun dil ah oo ay Maxkamada Militar
Kulankii Shirkii Golaha Wasiiradda ee DFKM oo laga soo saaray Warsaxaafadeed
(May 17, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah.
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay sababaha ay ku diidan yihiin dastuurka DFKM(Dhageyso)
(May 17, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa  markii ugu horeysay ka hadlay sababaha ay ku diidan yihiin Dastuurka qabyo qoraalka ee DFKM kaas oo khilaaf ka dhexa
Wafdi uu horkacayo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gaaray magaalada Baydhabo
(May 17, 2012)
Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa taliyaha ciidamada bo
Wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka wadahadallo ayaan kula jirnaa Isimada Puntland
(May 17, 2012)
Muqdisho:-Wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka DFKM C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inay wadahadallo kula jiraan odayaashii iyo waxgaradii Puntland ee dhaliisha u soo j