Xafladda qalin jabin quraanka oo ka dhici doonta Masjidka Attaqwaa ee magaalada Aarhus

May 19, 2012 - Written by

Waxaa farxad u ah masjidka Attaqwaa, maamulka & macalimiinta in la gaaray xafladdii loo dhigi jiray ardayda quraanka dhamaysay. sida caadada u ah masjidka sannad walba wuxuu xaflad karaamayn ah u dhigaa ardayda gaarta guulaha iyo sharafta aduunka lagu gaaro midda ugu saraysa si aan ardayda farxadda u gala qayb qaadanno waxaan waalidiinta, ardayda iyo guud ahaan xubnaha masjidka ku xiran ku marti qaadaynaa xafladda qalin jabinta 6 arday oo ka qalin jabisay dugsiga attaqwaa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wixii faahfaahin ah kala xiriir C/raxmaan Maxamed     tele  50418681
Masjidu Attaqwaa,Aarhus Danmark

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online