
(April 26, 2013)
Muqdisho:-Bogga aljahad.com ayaa waxaa la soo dhigay fariin ku qoran afka Carabiga oo loo dirayo hoggaamiyaha xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, taasoo uu diray nin lagu magacaabo Zubeyr Al-Muhaa

(April 25, 2013)
Nairobi:-Sheekh Bashiir Ahmed Salaad oo ah Madaxa hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa wareysi gaar ah siiyey Shabakada wararka ee Somalireal waxaana uu Sheekhu ka warbixiyey xaaladiisa caafimaad

(April 25, 2013)
Muqdisho:-Ka dib socdaalkii oo maanta ku yimid magaalada Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Biritan William Hague iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa ay Dawladda Biritan shaacisay in ay dib u

(April 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa habeenkii khamiista oo ay taariikhdu ahayd 15- Jamaad al-thaani 1434H oo ku beegan 25- 04- 2013 , ka bilowday muxaadarooyin taxane ah kuwaas oo lagu qabanayo Masjidka Al-hudaa ee ma

(April 25, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta magaalda Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Mi

(April 25, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta DFS Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda La

(April 25, 2013)
Boosaaso:Mu'asasada AL-Minhaaj ayaa caawa soo agaasintay xaflad heer sare ah oo lagu khatimaayay tafsiirkii Shiikh C/raxmaan Bukhaari ee ka socday Masjidka Ramadaan ee magaalada Bosaso .Tafsiirkaan oo Guddoomiyaha urur siyaasadeedka mucaaradka Midnimo ee Puntland, oo Minneapolis lagu marti sooray.[Video]
(April 25, 2013)
Guddoomiyaha urur siyaasadeedka mucaaradka ee Midnimo Dr. Saadiq Enow, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis, waxaa ay u sammeeyeen Casho Sharaf, iyagoona si wanaagsan u soo dhaweeyey.

(April 24, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka ilaalada xeebaha Puntland ee ''PMPF''ayaa shalay waxay gacanta ku soo dhigeen kalluumeysato reer Iran oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebada deegaanada Puntland gaar ahaan Been abuur laga sameeyey Sh Maxamed Cumar Dirir [Warbixin]
(April 24, 2013)
Hargeysa:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheed in ay jiraan koox shufto shiico ah oo ku been abuurtay Sheekh Maxamed Cumar Dirir iyagoo Facebook ay sam
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|