Golaha wasiirada ee DFS oo ku shiray Muqdisho.[War-saxaafadeed]
(May 9, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Jen Cadde Muuse oo talooyin u soo jeediyey Madaxda Puntland (Warsaxaafadeed)
(May 9, 2013)
Boosaaso:-Madaxweynihii hore dowladda Puntland Jen Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta waxaa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed oo ay mareyso Puntland waxaana uu shir jara’id ku qabtay magalada Qardho ee xa
Qaybtii 10aad ee Maqaalkii Uurdoox Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh.Cumar
(May 9, 2013)
Waxay inoo joogtay maxkamadda badbaadada oo u furantay wadaado salafiyiin ah oo ku soo sheegnay magac yadooda maqaalkii sagaalaad. Waxaan rabaa in aan wax yar ka tilmaamo maxkamadda badbaada Qaranka:
Si Live ah Maqal iyo Muuqaal u daawo Mutamarka Islaamiga ah ee ka socda Holland
(May 9, 2013)
Waxaa si rasmi ah uga bilaawday dalka Holland Mutamar Islaami ah oo ay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas ay soo abaabulaan sanad walba  waaana Mutamarkii 6aad, Mutamarkaan ayaa waxaa ka soo
Dadka diinta ugu yeer adigey dan kuu tahaye. Sh. Xasan Ibraahim Ciise (Daawo)
(May 9, 2013)
Nairobi:-Shiikh Xassan Ibraahim Ciise, ayaa shalay dhalinyarada magaalada Nairobi waxa uu u jeediyey Muxaadaro qiimo badan, taasoo uu ugu boorrinayey inay noqdaan kuwo dadka diinta ugu yeera. Sheekha,