Dagaal khasaare nafeed geystay ayaa Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ku dhex maray gobolka Hiiraan.
(May 22, 2013)
Hiiraan:-Dagaalka oo shalay dhacay, ayaa waxay laba dhinac  isku farasaareen deegaanno ku dhow xadka gobolka Hiiraan la wadaago xuduudda gobolka ay Soomaalidu degto ee dalka Itoobiya. Dad kor u dh
Heshiis dhexmaray Jaamacada Bariga Africa(EAU) iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland (MOH)
(May 22, 2013)
Garoowe:-Jaamacada Bariga Afrika ayaa ah Jaamacada ugu da’da weyn uguna balaaran deeganaada Puntland Sidoo kale JBA waa jaamacada kaliya ee leh kuliyada Caafimaaadka iyo Cisbitaal u gaar ah (teachin
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa
(May 22, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiis kiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb
Aafada tahriibka da’yarta Soomaaliyeed. sababo iyo solution W/Q: Abdulqani Hussein (Akhriso)
(May 22, 2013)
Hargeysa:-Illaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebigeena dushiisa.Beryahan danbe waxa si wayn u shaac baxay erayga TAHRIIB oo ka tarjumaya hayaanka is miidaamin
Xildhibaannada Golaha baarlamaanka DFS oo kulan yeelan doona
(May 22, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaannada Golaha baarlamaanka Dowllad Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku qaadan doonaa xarunta Golaha shacabka si ay uga doodaan mooshin ay ilaa 110 Xildhibaan ka ke
Raabidadda Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan oo Dowro diini ah qabatay
(May 19, 2013)
Waxaa maalintii jimcaha 17/5/2013 lagu soo gabagabeeyay Jaamacadda Afriqiya dawro dacwadeed oo loo qabtay gabdhaha wax ka barta Jaamacaddaha Sudan, dawradaan oo ay soo abaabushay raabidadda ardayda So
Maxkamada darajada 1aad ee magaalada Boosaaso oo xukun kala duwan riday
(May 19, 2013)
Boosaaso:-Maxkamada darajada 1aad  ee magaalada Boosaaso ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday 5 nin oo ah Naakhuudayaal ah kuwaas oo waday doonyo laga leeyahay dalka Iran oo si sharci daro ah uga k
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(May 18, 2013)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu khu
Madaxweynaha DFS oo diiday Maamulka J/land iyo Gooni isku taaga S/land (Daawo)
(May 18, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey munaasabad lagu furayey xarun waxbarasho oo dowladda Turkoga hirgelisay, ayaa sheegay in uu ka digayo colaad ka dhacda gobolaha J
Wafdi ka socda IGAD oo saaka gaaray magaalada Kismaayo
(May 18, 2013)
Kismaayo:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose gudigii  xaqiiqa raadinta IGAD waxaana uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxweynaha Juba Land Sheekh Ahmed Madoobe

« Previous PageNext Page »