
(October 28, 2013)
Dubia:-Walaal Mustafe Akhyaar oo ah wadaad Soomaaliyeed oo ku nool Dubia ayaa waxaa uu na soo gaarsiiyey fariin uu walaalku jeclaystay in walaalaha Soomaaliyeed ee muslinka ah ay la wadaagaan si ay ug Sarkaal ka tirsanaa ciidanka DFS oo caawa lagu dilay Jowhar
(October 28, 2013)
Jowhar:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Dowladda federaalka Soomaaliya. Sarkaalka la dila

(October 28, 2013)
Jilib:-Wararka ka imaanaaya Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, ayaa sheegaya in diyaarado loo maleynayo in ay laga leeyahay dalka Mareykanka ay duqeyn ka geysteen galabta Degmada Jilib waxaana a

(October 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xaafiiksiisa ku qaabilay wafti ka socda dowlad Holland oo ay hogaaminyaso Wasiirka

(October 28, 2013)
Makkah:-Sh Axmed Cabdisamad oo ka mid culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu booqosho ugu tegay Shiikh Shariif Cabdinuur Allaha caafiyee waxaan markii ay Shiikha booqdeen ay ka codsadeen uu uu u dardaa

(October 28, 2013)
Garoowe:-Nadwo cilmiyeedkii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay gashay habeeneedii 4aad waxaan muxaadaro ka jeediyey Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed waxaan uu muxaadaradiisa c Madaxweynaha DFS Xassan Shiikh Maxamuud oo u socdaali doona magaalada Kismaayo
(October 28, 2013)
Kismaayo(Halgan) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in safar ay ku yimaadaan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada

(October 28, 2013)
Muqdisho, 28 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lilianne Ploumen oo ah Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsig
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|