Diyaarad Drones-ka oo duqeyn ka geysatay tuulada Dhaay Tubaako ee Jilib
(October 28, 2013)
Jilib:-Wararka ka imaanaaya Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, ayaa sheegaya in diyaarado loo maleynayo in ay laga leeyahay dalka Mareykanka ay duqeyn ka geysteen galabta Degmada Jilib waxaana a
Ra’iisul Wasaare Saacid oo kulan la qaatay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Holland
(October 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xaafiiksiisa ku qaabilay wafti ka socda dowlad Holland oo ay hogaaminyaso Wasiirka
Dardaarankii Sh Shariif C/nuur ka dib booqashadii Sh Axmed Cabdisamad
(October 28, 2013)
Makkah:-Sh Axmed Cabdisamad oo ka mid culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu booqosho ugu tegay Shiikh Shariif  Cabdinuur Allaha caafiyee waxaan markii ay Shiikha booqdeen ay ka codsadeen uu uu u dardaa
Khawaarijta cusub waxaa jeediyey Sh C/Naasir Xaaji Axmed.[Masawiro+Cod]
(October 28, 2013)
Garoowe:-Nadwo cilmiyeedkii diiniga ahayd ee ka socotay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay gashay habeeneedii 4aad waxaan muxaadaro ka jeediyey Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed  waxaan uu muxaadaradiisa c
Madaxweynaha DFS Xassan Shiikh Maxamuud oo u socdaali doona magaalada Kismaayo
(October 28, 2013)
Kismaayo(Halgan) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in safar ay ku yimaadaan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada
Madaxweynaha DFS oo qaabilay Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsiga iyo Horumarka Caalamiga ee dalka Holland.
(October 28, 2013)
Muqdisho, 28 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lilianne Ploumen oo ah Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Ganacsig
Xarunta cusub ee dagmada Dharkeenley oo maanta xariga laga jaray
(October 27, 2013)
Muqdisho:-Xarun cusub oo ay yeelato Maamulka dagmada Dharkeenley ayaa waxaa maanta xariga kajaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ay w
Allaha unaxaristee Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo lagu aasay Muqdisho
(October 27, 2013)
Muqdisho:-Allaha unaxaristee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo ugeeriyooday xalay dhaawac  kooxo hubeysan ay u geysteen isaga oo ku sugan Degmada Wadajir.
Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyey heshiis dhexmaray DFS iyo shirkad Turki ah
(October 27, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa looga dooday kordhinta Miisaaniyadda sanadaka 2014-ka, heshiis dho
Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo caawa ku geeriyooday Muqdisho
(October 26, 2013)
Muqdisho:-Alaha u naxariistee waxaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo ka mid ahaa wariyeyaasha TV- Universal  waxaana xaqiijiyey geeridiisa howlwadeenada T

« Previous PageNext Page »