Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Degmada Buulo-burte

March 28, 2014 - Written by Editor

buuleBuulo-burte:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan wafdiga ayaa waxaa hogaaminayey la taliyaha guud ee Q.M u qaabilsan dhinaca ammaanka Cumar Katiliyoone waxaana socdaalkiisa ku weheliya masuuliin ka tirsan DFS .

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca ammaanka ee gobolka Hiiraan Khaliif Cabdi Cumar oo ku sugan Buulo-burte ayaa warbaahinta u sheegay in wafdiga ka socda QM ay u yimaadeen  degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan si ay qiimeeyaan xaalada amniga iyo tan bini,aadanimo si gargaar loo soo gaarsiiyo dadweynaha ku dhaqan degmada Buulo-buurte .

Degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa in mudo ah waxaa gacanta ku hayey kooxda Al-Shabaab waxaan dhibaato badan laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan gobalada Hiiraan iyo Galgaduud xili lagu jiro wakhtigii kuleylaha

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online