Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay

March 30, 2014 - Written by Editor

jawaari-Baydhabo:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa wuxuu goor dhow uu gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey waxgarad iyo xildhibaano ka tirsan DFS.

Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari  ayaa waxaa u yeeray madaxweynaha DFS xili ay madaxda DFS ay doonayaan in xal loo helo khilaafka ka aloosan magaalada Baydhabo kaas oo markii danbe keenay in laba Maamul loog dhawaaqo

Afhayeenka Baarlamaanka DFS ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Ra’iisal Wasaaraha Ku Xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xersi Maxamed.Madaxweynaha DFS ayaa la filyaa in caawa ilaa birito uu kulamo kala duwan la qaato Masuuliinta iyo Malaaqyada gobalada Bay iyo Bakool.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online