Barnaamijka [[ Fataawaa ]] Ee Tv Somali Sat

March 3, 2014 - Written by Editor

Abu AxmedBirmingham:-Allaah SWT baa ay kaligii u sugnaatay mahadnaq iyo abaal loo celiyo, naxariis iyo Nabadgalyo ha gaadho Abal Qaasim, Maxammed Ibnu Cabdillaah CSW isaga iyo intii ku raacday wanaaga iyo dariiqa xaqqa ah inta laga gaadhayo ilaa iyo qiyaamaha.

Idaacaddda la iska arko ee Somalisattv, xarrunteeda magaaladda Birmingham, waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijkii [[ Fataawaa ]] oo wiigan 21 Feb 2014 ka baxay tvga Somsat. Waxa barnaamijka oo ah wiigle idiin daadihiya Maxammed Ibraahim Cawad Abuuhureyra, iyada oo aalaaba lagu soo casuumo culimadda soomaaliyeed dal iyo dibedba, iyadda oo lagaa haqab tiri doono wixii su’aalo ah oo aad u qabtid diintaadda iyo dunidaadaba.

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan telefoonadda ah 0044 121 270 7221. Emailka oo ah [[ fatwa@somsattv.com ]]

Barnaamijkii baxay 21 Feb 2014 hoos ayaad ka daawan kartaan.

Maxammed Ibraahim Cawad Abuuhureyra
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online