Daawo gabagabadii Nadwo ka dhacday Masjidka Harawa ee magaalada Boorame

March 24, 2014 - Written by Editor

Snapshot75Boorame:-Waxaa habeenkii ay ku beegannay 19-05-1435 oo u dhigan ta 20-03-2014 lagu soo gaba gabawda Masjidka Harawa ee magaalada Boorame Nadwo cilmiyeed dini ah oo ay soo diyaariyeen Ururka dhalinyarada ee Badbaado. Habeenkii gabagabad Nadwada ayaa waxaa ka soo qayb galay culimadii ka qayb qaadanay say duruusta iyo muxaadaraadkii ka baxaya Nadwada waxaan ka xusi karnaa culimadaas:-
1. Sh. Xasan khayre Dirir
2. Sh. Maxamed Cabdi Xasan (Sh. Max’ed Shiine)
3. Sh. Cilmi Ismaciil Sh, Muxumed (Sh. Cilmi Naxwe)
4. Sh. Max’ed Bile Max’ed Ibrahim

no images were found

Nadwada ka dhacday Masjidka Harawa ee magaalada Boorame ayaa waxaa diirada lagu saaray dhibaatada Tahriibka iyo mushkilada gaarka u ah dhalinyara waxaa culimadu ay xoog uga hadleen:-

1.Cibaado xumada haysta dhalin yarta

2. Akhlaaqda

3. Faham xumada ka haysatada dhalin yarta nolosha

4. Faham la’aanta ka haysata dhalin yarta dhinaca Aqoonta

Ugu danbayntii waxaa Nadwada lagu soo xiray su’aalo culimada la waydiinayay oo soo wiidiiyeen bulshadii ka soo qayb gashay nadwada, Nadwada ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey jawi wanaagsan oo qurxoon iyadoo bulshada Boorame ay dalbadeen in nadwooyinka noocaan oo kale ah loogu cel celiyo.

Hoos ka Daawo gabagabadii Naadwadii ka dhacday magaalada Boorane ee xarunta Gobolka Awdal

Ururka dhalinyarad ee Badbaado
Boorame, Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online