Guddoomiyaha gobolka Banaadiroo ka hadlay amaanka Muqdisho (Dhageyso)

March 12, 2014 - Written by Editor

muungaabMuqdisho:-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in muddo kooban uu maamulkiisu wax ka qaban doono amaanka magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in mudo dhan 3 bilood ay ku sugi doonaan amniga magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen ayaa wareysi uu siiyeye Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da waxaana uu balan qaaday in uu wax ka qaban doono kooxaha amniyaadka ee dilalka iyo qaraxyada ka geysta Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Jen Xasan Maxamed Xuseen Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in ay dib u habeyn ku sameyn doonaan ciidanka Booliska iyo kuwa Nabadsugida ee gobalka Banaadir wuxuuna meesha ka saaray in raafka iska socda ee magaalada Muqdisho ka dhaca marka ay ciidamada DFS ay sameynayaan howlgal uusan mar danbi dhici doonin balse toos loo abaari doono dhagarqabayaasha dilalaka ka geysta magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Jen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ka codsaday dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho inay gacan ka siiyaan maamulkiisa iyo ciidamada amaanka ee gobalka Banaadir.

Halkan ka Dhageyso Wareysiga ay BBC-Laanta Afka Soomaaliga ay la yeelatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir Jen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online