Hoos Ka Daawo Socdaalkii Dacwadeed iyo waxbarasho Ee Sheekh Maxamuud Shible

March 3, 2014 - Written by Editor

shibleMadiina:-Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in la bilaabay barmaamij xiiso badan oo ah wareysiyo iyo kulamo gaar ah aan la yeelan doono Culumada ugu caansan ee dalka Soomaaliya kuwaas oo ku nool dalka gudahiisa iyo dibadiisa waxaana lagu soo bandhigi doonaa taariikh nololeedka culumada iyo qeybta ay ka soo qaateen faafinta dacwada Salafiga ee Soomaaliya.

Barnaamijkaan oo ah mid aan noociisa oo kale uusan hadda ka hor soo bixin, aana rajayndoono in uu nacfi iyo xiiso badan u yeelan doono walaalaha jecel culumada iyo taariikhdooda waxaana ku soo bandhigi doonaa haddii alle idmo taariikh nololeedka culumada iyo marxaladihii kala duwanaa ay ka soo mareen barashada cilimiga ,faafintiisa , iyo su’aalo kale oo qiimo badan oo aan weydiin doono Culumada.

Barnaamijka ayaa noqon doona mid taxane ah oo ay ka faa,ideysan doonaan dhalinta saxwada Islaamiga iyaga oo baran doona culumadooda Soomaaliyeed si aysan ugu dhicin dabinka firqooyinka lunsan ee haatan ku howl gala magaca diineed.

Hoos Ka Daawo Socdaalkii Dacwadeed iyo waxbarasho Ee Sheekh Maxamuud Shible.

Qeybtii 4aad Socdaalkii Dacwadeed iyo waxbarasho Ee Sheekh Maxamuud Shible

Tarbiyah Productions
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online