Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax (Dhageyso)

March 21, 2014 - Written by Editor

IMG_0130(1)Nairobi:-waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Al.Sadiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaan khudbada maanta jeediyey Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax oo ka mid ah culumada waaweyn ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu khudbadiisa maanta uga hadlay Amaanada iyo sida Shareecda ay u adkeysay.

Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax ayaa aad uga hadlay in amaanada ay diideen cir iyo dhulka ayna qaateen bini,aadamka taas oo ah mid aad u culus loona baahan yahay in la dhowro dhamaan amaanada qeybaheeda kala duwan,

Hoos Ka Dhageyo Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee Magaalada Nairobi Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online