Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)

March 7, 2014 - Written by Editor

shibleNairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee uu jeediyey Sh. Shible ayaa waxay dhameystir u ahayd khudbadii jimcihi la soo dhaafay oo uu sheekhu kaga hadlay (shahwaada iyo waxyabaha naftu ay jeceshahay sida ay qofka ugu ridi karto danbiyo aad u tiro badan.

Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa umada Soomaaliyeed ku waaniyey in ay ka fogaadaan macaasida iyo shahwaadka kala gadisan wuxuuna Sheekha tusaalooyin kala duwan ka keenay Kitaabka alle iyo Sunada Nabigeena Maxamed.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamuud Shible ee Masjidka Al-Hidaaya Xafidahulaah.

Masjidka Al-Hidaaya
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online