Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh.Cabdiwaaxid Xassan.[Dhagayso]

March 21, 2014 - Written by Editor

IMG-20140321-WA0002Nairobi:Waxaa maanta Khudbo aad u qiima badan ka soo jeediyey Majidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada Kenya Sheekh.Cabdiwaaxid Xassan  oo ah imaamka masjidka al Hidaaya. Sh.Cabdiwaaxid Xassan ayaa waxaa uu hudbada uga hadlay Xadiis ku sugan Sunanul Tirmidi oo uu saxiixiyey Caalimkii weynaa ee cilmiga Xadiiska Sheekh Naasir Diini Al-baani Allaha u naxariistee.

Xadiiska ayaa waxaa uu soo koobay saddex arrimood oo waaweyn  Baryada Alle, Istiqfaarta  iyo Towxidka oo qofka wixii danbi ah oo uu galo haddi Alle uu baryo uu ka aqbalayo. Sh.C/waaxid Xassan ayaa khudbadiisa Jimce waxaa uu dadweynihii dhagaysanayey ku tirtirsiiyey in aysan Alle ka quusan oo ay ku dadaalaan in ay alle baryaan oo ku xirnaadaan ayna rajeeyaan raxmadiisa.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Sh.Cabdiwaaxid Xassan 
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/yt6qrx39lj/140321_002.mp3] Halkaan ka Dhagayso Mp3

Maxamed Ahmed Ismaciil
Nairobi, Kenya

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online