Laba Qarax oo caawa ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

March 31, 2014 - Written by Editor

qaraxNairobi:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaan xaafada Islii ayaa sheegaya  in ay ka dhaceen labo qarax kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.Warar hor dhac ah oo soo gaaray Halgan.net ayaa sheegaya in ilaa 6 qof ay qaraxa ku dhimatay in ka badan 11 kalena ay ku dhaawacmeen qaraxa.

Taliyaha booliska Kenya Benson Kibue ayaa warbaahinta dalka Kenya u sheegay in qaraxa ku dhinteen 6 qof ayna wadaan baaritaano. Ciidanka Booliska ee magaalada Nairobi ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay waxaana cabsi ay soo food saartay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Xaafadda Islii. Dadka ku dhaawacmay qaraxa iyo kuwa ku dhintay ayaa waxaa la geeyey Isbitaalada  Kenyatta Hospital .

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online