Madaxweynaha DFS oo soo gaaray Nairobi kuna sii jeeda magaalada Muqdisho.

March 16, 2014 - Written by Editor

MG_8834Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta  si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey safiirka dowlada soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo).

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud safar shaqo dhowr maalmood ku joogay dalka Jaban waxaana socdaalkiisa ku weheliyey qaar ka mid ah golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in socdaalkiisa uu guul ku soo dhamaaday dowlada Jabana ay ka caawin doonta dowlada Soomaaliya dib-u-dhiska dalka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online