Madaxweynaha DFS oo xilka ka qaaday guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir

March 12, 2014 - Written by Editor

xassanMuqdisho:-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xilka looga qaaday guddoomiye ku xigeenadii hore ee Gobolka Banaadir iyo weliba xoghayihii Gobolka, iyadoo xilalkaas la magacaabay xubno cusub.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa loogu magacaabay in uu noqdo gudoomiye ku xigeenadii Gobolka Banaadir Kamaalu’din Daahir Xassan, halka gudoomiye ku xigeenadii dhinac siyaasada iyo arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Cali Maxamuud Guure.

Hoos ka akhriso wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud

no images were found

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online