Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe oo xalay kulan la yeeshay Nicholas Kay

March 20, 2014 - Written by Editor

Madaxweynaha JubaNairobi:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan kula yeeshay hoyga uu ka degan yahay magaalada Nairobi  Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q M ee Somalia Nicholas Kay.

Madaxweynaha Juba iyo  Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q M ee Somalia Nicholas Kay ayaa waxaa y ka wada hadleen sidoo loo dhameystiri lahaa nidaamka Federaalka iyo amaanka guud ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo iyo dhameystirka heshiiskii DFS iyo Maamulka Juba.

Madaxweynaha Maamulka Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa waxaa sidoo kale uu kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nairobi madax iyo xildhibaano ka tirsan dowlada Kenya iyo safiirada Kenya u fadhiya wadamada Yurub.

Madaxweynaha Maamulka Juba ayaa waxaa ay ka wada hadleen danjirayaashii uu la kulmay sidii Maamulka Juba looga taageeri lahaa kaabayaasha dhaqaalaha iyo arimaha amniga .

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online