Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maddoobe oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya

March 6, 2014 - Written by Editor

jubbaAddis:-Wafdigii Jubba ee uu hogaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa uu saaka kulan gaar ah la qaatay  Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Haile-mariam Desalagn waxaan ay ka wada hadleen xaalada Soomaaliya  guud ahaan gaar ahaa Gobollada Jubooyinka iyo Gedo oo qaybo ka mid ah ay weli gacanta ku hayaan ururka Al-shabaab.

Wafdigii Jubba ee uu hogaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe  ayaa waxaa ay Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Haile-mariam Desalagn ay kala hadleen sidda loo maaraynayo gobollada ay hadda ku sugan yhiin Al-shabaab haddii ay gacantooda ka baxaaan maadaam ciidamada shisheeyey ee dalka haysta AMISON ay weerar ku yihiin gobolladda ay gacanta weli ku hayaan ururka Al-shabaab.

Wafdigii Jubba ee uu hogaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe  ayaa waxaa kale oo ay Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya  Haile-mariam Desalagn ka wada hadleen arrimo ku saabsan shirarka ka socoda magaalada Baydhabo , hishiiskii maamulka Jubba iyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo arrimo ku saabsan Federaaliisimka.

Wafdigii Jubba ee uu hogaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa ka codsaday dowladda Itoobiya in ay gacan ka siyaan arrimaha nabadgelayada , dhinac horumarinta iyo siddii maamulka Jubba uu si wanaagsan uga shaqayn lahaa dhamaan gobolladda maamulka Jubba  ku magacaaban.

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online