Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo safar ku tegi doono Qardho iyo Boosaaso

March 20, 2014 - Written by Editor

gaas3Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa waxaa uu socdaal shaqo ku gaari doonaa magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. Wafdi hordhac ah oo ka horeeyey mdaxweynaha Puntland oo ay hogaaminayaan wasiirka caafimaadka iyo wasiirka duulista hawada ayaa soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Ciidamo ka tirsan kuwa Madaxtooyadda Puntland oo ka yimid magaalada Garoowe ayaa sidoo kale soo gaaray magalaada Qardho si ay u sugaan amaanka wafdiga madaxweynaha Puntland oo saacadaha soo socda laga sugayo magaalada Qardho.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa marka uu soo gaaro Qardho Issimada iyo waxgaradka magaalada iyo maamulka magaalada Qardho iyadoo laga wada hadli doono arrimo ay ka mid yihiin amniga iyo horumarinta degmada Qardho.

Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa aad looga sugayaa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland maalinta Jimcaha, Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxaa eedeyn kulul u soo jeediyey Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee ka soo jeeda Goballadda Sool iyo Sanaag iyagoo ku eedeeyey in wax jawaab ah uusan ka bixin safar uu madaxweyaha S/lland ku tegay magaalada Laasqoray.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online