Madaxweyne DFS oo ka dalbaday Japan inay ka caawiyaan dhisidda Aqalka Sare ee Baarlamaanka

March 13, 2014 - Written by Editor

IMG_3191Japan,Maarso-13-2014-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta  booqday  xarunta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Dalka Japan isla-markaana kulan la-qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Japan  Mr Masaaki Yamasaki  iyo ku xigeenkiisa Mr  Azuma Koshishu.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka dalkan Japan ayaa ku ammaanay Dowladda  Soomaaliya tallaaboyinkii ay qaaday labaddii Sanno ee la soo dhaafay  islamarkaana ballan qaaday in Dowladda Soomaaliya ay ka caawin doonaan dhisidda Aqalka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

Madaweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya kana dalbaday inay caawiyaan  Baarlmaanlka Soomaaliya “ Baarlmaanka Soomaaliya howlo xoog leh oo dar-darteeda leh ayuu ku tallaabsada.  waxaannu ka codsanay, Baarlmaanka Japan inay  naga caawiyaan dhisidda Aqalka Sare ee Baarlamaanka” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud.

no images were found

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamuud  iyo wafdiga la socday oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Qorsheynta  Saciid Cabdullaahi Maxamed iyo Wasiiradda Howlaha Guu iyo Dib-udhiska Nadiifa Maxamed Cusmaan ayaa soo indho-indheeyey howlka shirarka ee  Aqalka Sare ee Baarlmaanka dalka Japan.

For more information please contact:
Shador Haji Mohamud
Press Officer
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia
E 1: shadorhaji@presidency.gov.so
E 2: shadoor150@gmail.com
Facebook https://www.facebook.com/Shadorhaji

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online