Madoobe Nuunoow oo loo doortay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Somaliya

March 3, 2014 - Written by Editor

Baydhabo4Baydhabo:-Mid ka mid ah labadii shir ee iska soo horjeeday, kana socdey magaalada Baydhabo laguna soo dhisayey maamul goboleed ayaa maanta doortey madaxweyne.

Madaxweynaha cusub ee la doortey, Madoobe Nuunow Mohamed oo horey wasiir uga ahaa xukuumadihii KMG ee Somalia, ayaa hoggaamin doona maamul goboleed la sheegey inuu ka koobnaan doono lix gobol, laguna magacaabo Maamulka Koonfuur Galbeed Somalia.

Waxaa isla magaalada Baydhabo ka socda shir kale oo isna la doonayo in lagu soo dhiso maamul ka kooban saddex gobol.

Dowladda Federalka Somalia war saxaafadeed ay ka soo saartey Muqdisho waxay ku sheegtey inay taageersan tahay maamul 3 gobol ka kooban oo degaanadaasi loo sameeyo, kuwaas oo kala ah Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online