Muassasada tawxiid oo siminaar ugu qabtay ardayda Soomaaliyeed Kampala

March 3, 2014 - Written by Editor

photo 4Kampala:-Siminaarkan ayaa waxaa soo agaasimay muasasada tawxiid –kampala kaa oo loo furay ardayda jaamacadaha ardaydaan oo ku bahooway jamciyada al ahli jamciyadaan ayaa ka howlgasha arimaha dacwada ee ardayda jaamacadaha dhexdooda sidookale jamciyadaan waxay kulamo ay laqaadataa qaar ka tirsan hogaamiyaasha midowyada ardayda jaamacadaha

Siminaarkan ayaa ugu horayn kahadlay gudoomiyaha jamciyada al ahli isagoo faahfaahin kabixiyay jamciyadan asaaskeeda iyo heerarka ay soomartay ,

Sidoo kale waxaa xigay sh.cabdikareen oo ah shaykh waxka aqriya masaajidka tawxiid oo ay gacanta ku hayaan muassasada tawxiid isagoo ka hadlay sifooyinka qofka daaciga ah isagoo aad ugu dheeraaday habqaabeedka looga baahanyahay qofka daaciga ah

Sidoo kale waxaa halkaa isna ka hadlay sh.ibraahim xirsi moxamed oo ah culimada dacwada tawxiid duruusna kamariyo masaajidka tawxiid isagoo si wacan ugaga hadlay qaababka dacwada looguto isagoo ku fogaaday asaaliibta dacawiga ah sharaaxdna ka bixiyay tusaalooyin waafi ah na siiyay ka soo qeebgalayaasha siminaarkan

Ugu dambeen ayaa waxaa soo gabagabeeyay kalimadaha sh.mohamed sh.abduwali oo ah imaaka ahna khadiibka masjidka tawxiid ahna madaxa dacwada muasasada tawxiid oo isna siwaca ugaga hadlay ahdaaftaa daaciga iyo hdafka dacwada isagoo xogdheeraad ah siiyay ardayda jaamacadaha ee ka soo qeyb galay siminaarkan

no images were found

Maaha markii ugu horaysay siminaar caynkaan ah loogu qabtay ardayda jaamacadaha ee ku bahooway jamciyada al ahli horaantii sanadkii tagay ayey ahayd markii la qabtay siminaar caynkaan ah.

Siminaarkan ayaa ugu dambeentii lagu soo bandhigay borojektar kaas oo si maqal iyo muuqaalbab loogu soo bandhigay arimaha dacwada iyo ducaadd

Abdisamad Hassan hersi
Halgan.net
Kampala

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online