Muqdisho oo 24-kii saac ee la soo dhaafay lagu qabqabtay laba kun oo qof.

March 4, 2014 - Written by Editor

raafMuqdisho:-Ciidanka ammaanka ee DFS, ayaa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho, waxay ka sameeyeen howlgallo balaaran oo dad laba kun oo qof ku dhow ku soo qabqabteen.Degmada Wadajir, ayaa ka mid ahayd meelaha dadka badan laga qabqabtay, waxayna dadka la qabqabtay u badan yihiin dhallinyaro.

Saraakiisha ciidanka, ayaa  sheegay in howlgalladan ay yihiin kuwo lagu sugayo ammaanka caasimadda, isla markaasna ciddii aan wax dambi ah lagu helin la sii deynayo, kuwa nabad galyada wax u dhimayana lagu bartilmaameedsanayo.

Dad badan oo la soo daayo ayaa waxa ciidanka dowladda ku eedeeyaan inaan dadka marka horeba la kala soocin ee la xaab qaado, iyadoo qaarkood ay sheegaan in lacago madax furasho ah laga qaato dadka la qabqabto.

Halgan.net/Somalireal

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online