Muxaadaro ku saabsan guurka oo lagu qabtay Masjid Hidaaya Sh Xassan Ibraahim Ciise.[Dhagayso]

March 13, 2014 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Waxaa habeenkii xalay muxaadaro aad u qiimo badan lagu qabtay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaan muxaadaradaas soo jeediyey  Sheekh Xassan Ibraahim Ciise Allaha dhowree. Sh.Xassan Ibraahim Ciise ayaa waxaa uu muxaadarada uga hadlay Guurka Iyo Caqabadaha hortaagan Casrigaan , Sheekh Xassan Ibraahim Ciise ayaa xog ka soo gaartay dhalinyarad gabdhaha iyo wiilasha ka dib ayaa waxaa uu iclaamiyey muxaadaradaan oo uu Sheekhu aad ugu hadlay dhibaatooyinka ka dhalankarta haddii guurka uu yaraada.

Sh.Xassan Ibraahiim Ciise ayaa tilmaamay in haddii uu guurku uu yaraado ay badanayso xumaanta taas oo sababta in ay fududaato Zinada , Sheekh Xassan Ibraahim Ciise ayaa ku waaniyey dhalinyarada iyo waalidkuba in lagu dadaalo in la fududeeyo guurka.

Hoos Ka Dhagayso muxaadaradii Guurka Sheekh Xassan Ibraahim Ciise qaybtii 1aad

Hoos Ka Dhagayso muxaadaradii Guurka Sheekh Xassan Ibraahim Ciise qaybtii 2aad

Yaasin Cabdi Axmed
Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online