Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonta Masjidka Harawo ee Boorame

March 16, 2014 - Written by Editor

IclaanBoorame:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Boorame in ay ka bilaami doonto magaalada nadwo balaadhan oo looga hadli doono Tahriibka  waxaan ay Nadwadu ka dhici doontaa Masaajidka Harawo ee ku yaala badhtamaha magaalada Boorama. Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa Tahriibka oo in dhawaalo ah  laga hadal hayo Boorame in ay dhalin yaradu ay maalmahaan xoog u tahriibaan, Nadwo cilmiyeed kaan oo ay ka soo qayb gali doonaa culimo Soomaaliyeed  waxaana Nadwadaan soo qaban qaabiyey Ururka badbaadda dhalinyarada ee Badbaado oo ah dhalinta ka badbaadyay dariiqyada qalooca ee ay ku dhacayaan jaalkooda.

Haddii Alle idmo muxaadaraadka ka baxa Nadwada ayaa idiin soo gudbin doonaa ee ha moogaanina.

Ururka badbaadada dhalinyarada
Boorame, Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online