Sh Maxamed Idirs oo socdaal dacwadeed ku imaanaya magaalada Toronto,

March 5, 2014 - Written by Editor

1622690_573670172729448_804960456_nToronto:-Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Canada in Socdaal Dacwadeed uu ku iman doono Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana uu muxaadarooyin kala duwan ka jeedin doonaa Inshalaah maraakista Islaamiga ee ku yaal magaaloyinka Toronto, Ottawa, E…dmonton, Calgary waxaana uu Sheekhu soo gaari doonaa inshalaah Canada 7 Mar, 2014 .

Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa muxaadarooyin iyo seminaro siin doona ducaadda iyo dhalinyarta ku dhaqan magaaloyinka Toronto, Ottawa, E…dmonton, Calgary .Sheekha alaha ajar ka siiyo socdaalkiisa Dacwada anagana alaha nagu anfaco wacdiga iyo waanada culumadeena.

Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan socdaalka dacwada ee Sheekh Maxamed waxaad kala xiriiri kartaan gudiga dacwada ee Masjid Khalid Bin Walid, Toronto

Halgan.net
Toronto

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online