Madaxweyanaha Dowlada Puntland oo Casho sharaf u sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska DFS(Masawiro)
(March 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiin C/llahi Cumar Camay ayaa aqalka madxtooyada Garowe kulan casho sharaf ah habeenimadii xalay ugu s
Sh.Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo ku aaday magaalada Jigjiga
(March 15, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya kuna nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa xalay safar dacwo ku aaday dhulka dowl
Wasiirka amniga Puntland oo ka hadlay lacagta Maraykanku dul dhigay Yaasiin Kilwe.[Dhagayso]
(March 15, 2014)
Garoowe:-Wasiirka amniga ee dowladda Puntland  Xassan Cismaan Aloore oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay in ay ka war hayaan dhaqdhaqaaq ciidan ee ka socda gobollad
Madaxweynaha Puntland Cabdi-weli Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe (Masawiro+Cod)
(March 15, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Max'ed Cali Gaas iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta  si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta Puntl
Maraykanka oo lacag dul Dhigay 3 xubnood oo ka Tirsan ururka Al-Shabaab
(March 15, 2014)
Garoowe:-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka  ayaa waxaa ay Abaalmarin lacageed duldhigtay ilaa 3 xubnood oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab, waxaana la dul dhigay lacag gaaraysa i
Faahfaahin Qarax ka dhacay Hoteelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan
(March 15, 2014)
Muqdisho:-Qarax  loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa maanta ka dhacay dhabarka dambe ee hoteelka Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir Qaraxa ayaa waxaa ku dh
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso Sh.Daahir Aw Cabdi.[Dhagayso]
(March 14, 2014)
Boosaaso:-Sh.Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya aadna loogu xasuusto Masjidkii Ceel hindi ee magaalada Muqdisho ayaa maanta khudbadii Jimacaha waxaa uu ka jeediye Masjid
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abuubakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(March 14, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee maanta uu ka jeediyey Sheekh Umal Masjidka Abuubakar  Ass-diiq ee magaalada Nairobi , Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu khudbada uga hadla
Sh.Yuusuf Adan oo Khudbadi Jimcaha ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya(Dhageyso)
(March 14, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana maanta jeediyey Sh.Yuusuf Aaden Allaha dhowree waxaana uu Sheekhu khudbadiisa uga hadlay dar
Mu’asasada Al-Minhaaj oo bilowday mashruuc ku cusub Bulshada Soomaaliyeed.[Masawiro]
(March 14, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta magaalada Boosaaso ugu soo dhamaaday Qoraa C/fitaax Cajab tababarro ku saabsan Hormarinta dadka (التنمية البشرية), Tababarradaas oo laba toddobaad socday ayaa waxa

« Previous PageNext Page »