Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini الشيخ عبدالله المحيسني oo ku dhaawacmay dagaalka ka socda Suuriya

March 7, 2014 - Written by Editor

ELSAHEFA-9886-2Suuriya:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayna tabinayaa saxaafadda kala duwan  gaar ahaan baraha internetka ee taageera dagaalka ka socda dalka Suuriya ayaa sheegay in الشيخ عبدالله المحيسني uu ku dhaawacmay dagaal ka dhacay magaalada Xalab dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidanka Jabhadda Islaamiga , Jabhadda Nusra iyo Ciidanka Islaamka oo isku dhinac ah iyo ciidanka dowladda Suuriya oo ay taageero ka hella dowladda Iran iyo Ruushka.

Sh.Cabdullaahi Al-Muxeysini  الشيخ عبدالله المحيسني ayaa waxaa la sheegayaa in uu soo gaaray dhaawac aan cuslay uuna ka soo gaaray dhinac madax, Shiikh ayaa waxaa Aaabe u ah Qaariga weyn ee Quraanka ee Sacuudiga Sh. Al-Muxeysini الشيخ المحيسني.

Sh.C/llaahi Al-Muxeysini  الشيخ عبدالله المحيسني  ayaa ku biiray dagaalka looga soo horjeedo  dowladda Suuriya mud ku dhow 8 bilood waxaan uu Sh/ C/llaahi Al-Muxeysini  الشيخ عبدالله المحيسني uu dhowr jeer isku dayey in uu dhex dhexaadiyo Jabahadda islaamiga iyo  kooxada isku magacawday dowlada Islaamiga ee Ciraaq iyo Shaam (Daacish) oo dagaalo ay ku dhexmareen degaano ka tirsan Suuriya.

Sheekh.C/llaahi Al-Muxeysini الشيخ عبدالله المحيسني ayaa ugu danbayntii waxaa uu dhaliil u soo jeediyey  kooxada isku magacawday dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Shaam (Daacish) kuwaas oo uu ku tilmaamay kuwo xadgudbay oo diiday in lagu lala baxo Kitaabka Alle. Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini oo si dhab ah uga waramay kooxda Daacish (Dhageyso)

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online