Sh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadarooyin ka jeediyey Masjidka Jaamica ee Jigjiga.(Masawiro)

March 20, 2014 - Written by Editor

IMG-20140320-WA0005Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa saaka mar kale Muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay فضل القرآن وأهله Fadliga Qu,aanka iyo ehelkiisa .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu dheeraaday Fadliga Qu,aanka iyo ehelkiisa waxaana uu soo naqliyey Nusuusta ku soo aroortay فضل القرآن وأهله Muxaadarada ayaa ahayd mid aad loogu baahnaa wuxuuna Sheekhu ku booriyey waalidiinta in ay caruurtooda baraan Qu,aanka iyo Shareecada Islaamka.

no images were found

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sidoo kale caawa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaana uu uga hadlay muxaadaradiisa nolasha dhabta ah wuxuuna ku booriyey dadweynihii soo xaadiray muxaadarada in ay u diyaar garoobaan nolasha danbe ee Aakhiro .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maalinta birito ah ka khudbayndoona hadii alle idmo masjidka weyn ee Jaamica ee magaalada Jigjiga.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhawaan Inshalaah Muxaadarooyinkii ii Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka Jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga.

Halgan.net
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online