Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo caawa Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga(Masawiro)

March 17, 2014 - Written by Editor

4Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah oo ka mid ah Culumada Soomaaliya sida weyn looga yaqaan ayaa waxaa uu caawa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaan si weyn u soo buuxdhaafiyey shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga.

Sheekh Maxamed Cabdi umal ayaa dhowr bari socdaal dacwo ku joogi doona magaalada Jigjiga isaga oo gobalada kale tagi doona .dadweynaha soo xaaadiray muxaadarada sheekha ayaa ahaa kuwii ugu badnaa ee soo xaadira muxaadaro lagu qabto magaalada Jigjiga

Dadweynaha ayaa Sheekh aad ugu xoomay jacayl ay u qabaan si ay u gacan qaadaan waxaana wajiyada dadweyanaha ka muuqatay farsxad iyo oon badan oo ay u qabaan in ay dhageystaan culumadooda,Sheekh ayaa waxaa uu muxaadaradiisa caawa uga haday Maqaasida Shareecada.

Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Masawiro hordhac ah inshalaah warbixinta oo dhameystiran dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

no images were found

Musasat Al-Suna
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online