Wafdi culimo ah oo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.[Masawiro]

March 3, 2014 - Written by Editor

1Qardho:-Waxaa maanta oo sabti ah taarııkhduna tahay 01/03/2014 waxaa soo gaaray magalaada Qardho wafdi ay hogaaminayaan Sh.Axmed Cabdisamad iyo Sh. Xassan Maxamed Ibrahim , wafdigaasoo subixii sabtida ka soo baxay magaalada Bosaaso.Culimada oo horay u soo maray magaaloyinka kala ah Laascaanood, Garoowe, iyo Bosaso ayaa waxa uu safarkoodu ku aadanaa fariin ku aadan dib u habaynta barashada cilmiga sharciga ah, iyaga oo ka soo qabtay magaaloyinka Garowe, iyo Bosaaso muxaadarooyin kusaabsan fadliga barasha cilmiga sharciga ah iyo habka lagu horumarin karo xalaqaadka cilmiga ah.

Inta ay booqashada ku guda jireen culimadu waxay booqdeen qaar ka mid ah dugsiyada sare ee magaalada Qardho kuwaas oo kala ah, Sheikh cismaan secondary school iyo Al-muntada Al-islami secondary school , arintaan waxaa ka horeyey muxaadaro looga hadlayey barashada cilmiga sharciga ah oo lagu qabtay magalada qardho gaar ahaan masjidka cumar ibnu khidaab waxaana soo jeediyey culimada kala ah.

no images were found

1.      Sh. Fu’aad Maxamud

2.      Sh. Cumar Maxamud Dirir

3.      Sh. Xasan Maxamed Muuse
Culimada booqashada ku timi magaalada Qardho waxa kale oo ay qabteen aroornimadii axada xalaqo ku saabsan kor u qaadista barashada cilmiga sharciga ah iyo sidii dacwada looga shaqayn lahaa, loona gaarsiin lahaa mustawe aad usareeya, waxa ayna kusoo khatimeen dar daaran iyo duco.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online