Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Japan Fumio Kishida

March 12, 2014 - Written by Editor

IMG_2634Jaban:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay la socdaan Wasiirka Qorsheynta Saciid Cabdullaahi Maxamed iyo Wasiiradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Nadiifa Maxamed Cusmaan ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada Dalkan Japan kulan kula qaatay dhigiis dalkan Japan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo  dhigiisa dalkan Japan Mr Fumio Kishida ayaa ka wada-hadlay xiiriirka labadda Dowladdood iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dalka.

Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa yiri “Dowladda Japan in muddo ah ayey caawineysay Soomaaliya ha ahadeen arrimaha gar-gaarka iyo la dagaalanka burcad-badeeda Soomaaliya,iyo  waxaaannu ka wada hadalnay sidii aynu u xoojin lahaayeen tageeradda iyo qaabka ay uga qeyb-galayaan mashaariicda horumarinta dalkeenna” ayuu yiri  Mudane Ducaale.

Ugu dambeyntii Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Duceele ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya dadaal xoog leh ugu jiro sidii xoojinta kalsoonida Dowladda Soomaaliya iyo Beesha caalamka.

no images were found

Shador Haji Mohamud
Pres Officer
Office off the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online