Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tegay Xudur.[Dhagayso]
March 17, 2014 - Written by EditorXudur:-Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaanshigga ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay safar ku gaareen magaalada Xuddur oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa VOA-da uga waramay u jeeddada safarkooda ee magaalada Xuddur.
Halkan hoose ka dhageyso wareysiga Wasiirka Gaashaandhiga DFS
Source VOA