Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tegay Xudur.[Dhagayso]

March 17, 2014 - Written by Editor

xudurXudur:-Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaanshigga ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay safar ku gaareen magaalada Xuddur oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa VOA-da uga waramay u jeeddada safarkooda ee magaalada Xuddur.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga Wasiirka Gaashaandhiga DFS

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online