
(June 30, 2014)
Mogadishu:-Mas’uuliyiinta sarsare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qasriga Jamhuuriyadda “Villa Somalia” si kala gaargaar ah ugu qaabilay Wafdi uu hogaami nayey Wasiir kuxigeenka Ar

(June 30, 2014)
Muqdisho:-Waxaa si tijaabo ah hawada u soo galay radio Alnuur live oo ah Radio baahiyaha duruusta diiniga ah waxaana uu ka howlgalaa magaalada Muqdisho isaga oo gaara magaalooyin fogfog . Halkan Ka Wicitaanka: Sh. Cabdiraxmaan Sheekh. Cumar[Dhagayso]
(June 30, 2014)
Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Sh. Cumar, khadiibka Masjidka Abubakar Al-Siddique ee gobolka Minnesota, waxana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira Ramadaa

(June 29, 2014)
Kooxda Khawaarijta ee Daacish ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in amiirkooda uu yahay Khilaafada Muslimiinta iyo imaamka caamka ee Muslimiinta waxaana arinkaas ku dhawaaqay afhayeenka kooxda Daacish Abu Ma

(June 29, 2014)
Walaalayaal halkaan waxaan idiinku soo gudbinayaa naseexo uu jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Xaliika oo uu uga hadlay Axkaamta soonka iyo Shuruufaha la iska doonayo isagoo Sheekhu alle ka baryey in alle

(June 29, 2014)
Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa qormo yar oo ka hadleysa fadliga Bisha Ramadaan iyo sida aan uga faa,ideysan karno Ilaahay mahadii waxaa noo dhalatay bishii barakaysnayd ee ramadaan. Waxaan w Ciidanka DFS oo bilaabay Howlgalo lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho
(June 29, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka ay ka socdaan baaritaano lagu sugayo amaanka Degmooyinka magaalada Muqdisho waxaana howlgalada lagu qabtay boqolaal qof.

(June 29, 2014)
Muqdisho:-Hayadda culumada soomaaliyeed ayaa waxaa ay tahniyad u dirtay shacabka Soomaaliyeed iyo umada muslinka ah waxayna ugu baaqday in ay ka faa,deystaan bishan Bayaanka Hayadda culumada soomaaliy Bisha Ramadaan Sh Maxamed Idirs Radio Halgan Live (Dhageyso)
(June 29, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa muxaadaro gaar ah oo uu ugu talo galay soo dhaweynta Ramadaanka, waxa uu umadda ugu baaqay iney si wanaagsan uga faa’iideystaan kheyrka ku jira bisha Soonka.

(June 28, 2014)
Boorame:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Ee Masjid Sheekh Makaahiil waxaana khudbada jeediyey Sheekh Deeq Cabdi Xasan isaga ka hadlay “Fadliga Bisha Ramadaan” Sheekh Deeq Cabdi X
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|