Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal ka jeediyey Magaalada Burco.[Video]
(June 5, 2014)
Burco:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa uu a jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoo ka jawaabay su.aalo fara badan

(June 5, 2014)
Afgaanistaan:-Ururka dhaalibaan ayaa waxaa ay soo bandhigeen sarkaal ka tirsan ciidanka Mareykan ah oo ay dagaal ku qabsadeen waxaana ay dhaafsadeen 5 ka mid ah madaxda Ururka Dhaalibaan oo ku xirnaa

(June 5, 2014)
Edmonton:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana muxaadarada Sheekha ay ka hadleysaa dhibaatada Qurbaha gaar ahaan muslimiinta Soomaalida ma

(June 5, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu da

(June 5, 2014)
Helsinki :-Waxaa shalay oo Arbaca ah si habsami leh uga bilowday Masjidka Al-huda ee magaalada Helsinki ee dalka Finland mu'tamarkii iyo dowradii dhalinyarada ee ay soo qaban qaabiyeen Ururka dhalinya

(June 5, 2014)
Beijing:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda China H.E. Wang Yi waxa ayna ka wada hadleen
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|