
(June 25, 2014)
Muqdisho :-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu horey u jeediyey Sheekh Bashiir Axmed Salaad 2009 kii waxaana uu Sheekha uga hadlay muxaadaradiisa (Loolanka Madaxtinimada Iyo Hantida Iyo Saameynta

(June 25, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta soo gabagaboobay dowraadkii ay wadeen culimadii Sacuudi yaanka ahaa ee safarka dacwada ku yimid dalkan Koonfur afrika, culimada oo ku soo laabtay magaalada Johannesburg isni

(June 25, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa kulamo goni gooni ah la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Safiir kuxigeenka Marayka iyo Sidookale Madaxda Hay’add

(June 25, 2014)
Jabuuti:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugan yihiin dalkan Jabuuti ayaa maanta booqday xarunta Baarlam

(June 25, 2014)
Laascaanood:-Maanta waxaa lagu qabtay Hotel Almustaqbal ee Magaalda Laascaanood Xaflad Ballaadhan ahaydna Sanad Guuradii 3 aad ee Kulanka Golaha ee Sanadkiiba mar la Qabto. Kulankaan oo ay ka soo qayb

(June 25, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan Dalka Kenya kula qaatay Madaxda Bangiga Aduunka (World Bank ), Madaxda Hay’adda Newport Security Company i

(June 25, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo wali Dalka Kenya ujooga Howlo shaqo ayaa kulan gaar ah waxa ay wada qaaten Safiirka EU u jooga dalka Soomaaliya Michelle Ce

(June 25, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/wali Sh.Axmed Maxamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Equatorial Guinea , halkaas oo ka dhici doono shirweyn

(June 25, 2014)
Gaalkacyo :- Booqashadaani uu Sh.Maxamed Macalin Axmed ku booqday Ardayda wax kabarata Dawrada ay Munadamada Beder ee Ardayda ka baxday Machadka Al-Faaruuq ka wado Magaalada Gaalkacyo laguna Qabtay Ja

(June 25, 2014)
Boorame:-Xaflad aad Uu Balaadhan Oo lagu soo gabogabaynayey Sanad dugsiyeedka 1433-1434 Hijriyada Amase 2013-2014 Miiladii ayaa lagu qabtay Machadka Saylac ee Ku Yaal Magaalada Borama. Xaflad oo ahayd
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|