
(June 15, 2014)
Kampala:-Markazka Al- tawxiid oo ayaa waxaa uu dardargaliya habsin usocodka dacwada wadankan Ugandha ayaa maanta ku qabtay kulan dhowr arimood khuseeyay kulankaan ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shira

(June 15, 2014)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sh Cabdiweli Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf dowro loo qabtay dhalinyarada Finland waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa cinwaan uga dhiga dar

(June 15, 2014)
Abu Dhabi :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee Maanta Si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Abu Dhabi

(June 15, 2014)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.C/xakiin C/llaahi Camey ayaa waxaa uu uga hadlay qoraal ay soo saareen Safiiradda Soomaaliya ee dalalka Maraykanka, In

(June 15, 2014)
Mogadishu, June 15, 2014- Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga MudaneAbdullahi Dool Mohamed ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa Safiirka dowladda Burundi

(June 15, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo Sabti ah 10kii iyo 50 daqiiqo AM, ku yimid dalka Koonfur Afrika safar dacwo culimo sucuudiyaan ah oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Johannesburg, culimadaan oo ka s

(June 14, 2014)
Garoowe:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaro diini ah oo ku saabsan masuuliyada saaran qofka masuulka ah ka hor jeediyey xarunta baarlamaanka Puntland ee Garowe iyadoo ay soo xaadireen

(June 14, 2014)
Qardho:-Waxaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah oo la socday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaana soo dhaweynta Sheekha ka qeyb qaatay c

(June 14, 2014)
Saaxdheer:-Madaxweynaha maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf jaamac (Indha-sheel) oo waraysi gaar ah siiyey SomSat Tv ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu ka waramay dagaal shalay ka dhacay deegaanka

(June 14, 2014)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bamgacmeed lagu Weeraray Gaari ay wateen ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo kuwaas oo marayey xaafada Garsoor
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|