
(June 7, 2014)
Waxaa galabta kulan soo dhaweyn ah uu ka dhacey xarunta New Campus ee Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada Laascaanood waxaana lagu soo dhaweynayey Sh.Maxamed Cabdi Umal oo Safar Dacwadeed ku joo Puntland oo soo dhaweysay in Maxamed Siciid Atam uu iskaga baxay Al-shabaab.[Dhagayso]
(June 7, 2014)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa ay si rasmi ah u soo dhaweysay in hogaamiyihii hore ee ururka Al-shabaab ee Buuraha GalGala Maxamed Siciid Atam uu isku dhiibay dowladda Feder Maxamed Saciid Atam oo Shir jaraa,id ku qabtay Muqdisho eedeeyeyna Al-Shabaab.[Dhageyso]
(June 7, 2014)
Muqdisho:-Hogaamiyihii hore ee Buuraha Galgala Maxamed Siciid Atam ayaa maanta isku dhiibay ciidan ka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa uu ku qabtay magaalada Muqdisho shirjaraa'id oo ay ka soo qay

(June 7, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goordhaw isku dhiibay ciidanka DFS Maxamed Saciid Atam oo ah hogaamiyihii hore ee kooxda Al-Shabaab ee Galgala waxaana uu aad uga sheegtay amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane.Wasiirka warf Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Masar
(June 7, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta ka dhoofeen garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde waxaana ay ku sii jeedaa dalka Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ka hadlay dagaalo ka dhacay Bakool
(June 7, 2014)
Bakool:-Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa sheegay in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobalka Bakool ka dib dagaalo culus oo ka dhacay gobalka Bakool kuwaas oo u dhexeeya

(June 7, 2014)
Laascaanood:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa Saaka la Yeeshey Kulan Soo dhaweyn ah Ardayda Machadka Wey nee Alfurqaan , Kulankaasoo ay Soo Qaban Qaabiyeen Maamulka Mac-hadka iyo Macallimiinta Machadka Wax

(June 6, 2014)
Magaalada Laascaanood ayaa caawa waxaa ay ka duwan tahay habeenadii hore waxaana magaalada iyo Masjidka Jaamica ee magaalada Laascaanood soo camiray dadweyna aad u tiro badan si ay u dhageystaan muxaa

(June 6, 2014)
Kampala:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehliyaan XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo socdaal shaqo ku jooga dalka Ug Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr.Maxamed Xasan (Dhageyso)
(June 6, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Dr.Maxamed Xasan wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada ay leedahay sulxiga iyo in Muslim
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|