
(June 6, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Magaalada Laascaanood saaka Safar Dacwadeed ku sooo gaadhey Sh.Umal isagoo ka soo kici tamay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Sh Umal ayaa waxaa soo dhaweeyey Culimaa’u Diinka Sh Maxamed Cabdi Umal oo dhawaan gaaray magaalada Laascaanood
(June 6, 2014)
Laascaanood:-Waxaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo ka soo raacay magaalada Burco oo maalmihii la soo dhaafay uu Shiikhu k

(June 6, 2014)
Buuhoodle:- Waxaa xaflada si heersare loo soo agaasimay loo qabtay dhamaan ardayda sanadkaan dhamaysay Machaahida Icdaadiga ah ee magaalada Buuhoodle kuwaas oo hoostaga Machadka Sare ee Al-furqaan aya

(June 6, 2014)
Jordan:-Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa uu xaqiijiyey bayaan uu ka soo saaray kooxda khawaarijta ee Daacish waxaana mareegaha Islaamiyiinta lagu faafiyey fariin maqal ah oo looga duubay Tel isaga oo Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal ka jeediyey Magaalada Burco.[Video]
(June 5, 2014)
Burco:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa uu a jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoo ka jawaabay su.aalo fara badan

(June 5, 2014)
Afgaanistaan:-Ururka dhaalibaan ayaa waxaa ay soo bandhigeen sarkaal ka tirsan ciidanka Mareykan ah oo ay dagaal ku qabsadeen waxaana ay dhaafsadeen 5 ka mid ah madaxda Ururka Dhaalibaan oo ku xirnaa

(June 5, 2014)
Edmonton:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana muxaadarada Sheekha ay ka hadleysaa dhibaatada Qurbaha gaar ahaan muslimiinta Soomaalida ma

(June 5, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu da

(June 5, 2014)
Helsinki :-Waxaa shalay oo Arbaca ah si habsami leh uga bilowday Masjidka Al-huda ee magaalada Helsinki ee dalka Finland mu'tamarkii iyo dowradii dhalinyarada ee ay soo qaban qaabiyeen Ururka dhalinya

(June 5, 2014)
Beijing:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda China H.E. Wang Yi waxa ayna ka wada hadleen
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|